Tag: aas

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Marxaladihii uu soo maray ciidanka xoogga dalka (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ka hadlayay munaasabadda lagu xusayay sanad-guuradii 55aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada xoogga dalka ayaa hambalyo u diray Ciidamada, isagoo ka hadlay aas aaska ciidamada iyo marxaladihii uu soo maray

Daawo Sawirada: Madaxda dowladda oo ka qeyb galay Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya

Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee shalay loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidamada Booliska Soomaaliyeed S/G Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo oo maalintii khamiista ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS