Tag: aadan

AMISOM oo is hor-taagtay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu shaqeeyo habeenkii

AMISOM ayaa is hor-taagay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho uu habeenkii shaqeeyo, kaddib markii maalmo ka hor ay dowladdu ku dhawaaqday in garoonka uu wixii hada ka dmabeeya uu shaqeynayo habeenkii.

Ciidanka Dowlada oo kaashayokuwa Amisom oo mar kale la wareegay….

Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa saaka la wareegay degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda.

Warbixin ka hadleysa dilkii xildhibaan Qaran Saado Cali iyo gabar Soomaliyeed oo Al-Shabaab ay ku dileen Diinsoor

Al-shabaab waxa ay dadka Soomaaliyeed ka dileen dad rayid ah oo isugu jira arday, macalimiin, fanaaniin, siyaasiyiin, wariyayaal, Ganacsato, culimo iyo cuqaal, rag iyo haweenba leh,gacantoodu cidna uma damqato, mid yar iyo mid weyn.

Madaafiic Khasaare Geystay oo lagu Garaacay Magaalada Muqdisho

Madaafiic ay Al-shabaab sheegtay inay ku weerartay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa qaarood waxay dhaawac u geysteen dad rayid ah oo deggenaa xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS