Tag: Zimbabwe

Maxkamada Sare ee Zimbabwe oo ansixisay natiijada doorashadii uu ku guuleystay Mnangagwa

Maxkamada Sare ee dalka Zimbabwe ayaa diiday maanta dalab ay ku doonayeen mucaaradka dalkaas in lagu baabi’iyo natiijada doorasho dhowaan ka dhacday wadankaas oo uu ku guuleystey Emmerson Mnangagwa. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS