Tag: Zanbiya

Guy Scott Madaxweyne ka noqday Zambia kadib geeridii Madaxweynihii hore

Gay Scott ayaa loo magacaabay inuu madaxweyne KMG ah ka noqdo dalka Zambia, isgoo noqonaya ruuxii ugu horreeyay oo Caddaan ah oo madaxweyne ka noqda dalkaas tan iyo markii uu dhammaaday xukunkii midab-kala-sooca ahaa ee Koonfur Afrika 1994-kii.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS