Tag: Zakariye

Xildhibaan Zakariye “Madaxda dowladda waxay u bareereen khiyaano qaran”

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa si kulul uga hadlay tallaabadii dowladda Itoobiya loogu gacan geliyay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa Saraakiisha sar sare ee Jabhadda ONLF.

Zakariye Ismaaciil “Ujeedada waxay aheyd in Soomaaliya la bad baadiyo, laakiin dhabihii ayaa la qalday”

Zakariye Ismaaciil Xirsi oo ahaa xubin sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wariyaha BBC-da ee arrimaha Afrika Andrew Harding kaga hadlay sababtii uu Al-Shabaab uga soo goostay, xaalada noloshiisa iyo mustaqbalka waxa uu jecel yahay.

Faah-faahin Sirdoonka Kenya oo ka Xaystay Sakariye Cismaaciil Xirsi

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in la geeyay Maanta Sakariye Cismaaciil Xirsi oo ahaa Madaxii Sirdoonka Al-shabaab islamarkaana maalmahaan ku jiray Gacanta Maamulka Degmada Ceelwaaq ee Dowladda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS