Tag: York

Maxkamad ku taal New York oo 9-sano ku xukuntay Soomaali taageero u fidiyay Al-Shabaab

Maxkamad ku taalla magaalada New York ayaa nin Soomaali ah ku xukuntay sagaal sano oo xabsi ah. kadib markii uu qirtay inuu taageero u fiidyey ururka Al-Shabaab.

Calanka Falastiin oo laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ee New York

Calanka Falastiiniyiinta ayaa markii ugu horreysay laga taagay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York kadib markii dhowaan cod loo qaaday .
Valid XHTML 1.0 Valid CSS