Tag: Yabooh

Midowga Yurub oo Puntland ugu yaboohey € 25 Miliyan

Midowga Yurub wuxuu maanta shaaciyay inuu lacag dhan 25 milyan oo EUR ku bixinayo barnaamij cusub oo wax looga qabanayo nabaad-guurka iyo ammaanka cuntada Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS