Tag: Yaasiin

Fahad Yaasiin oo lagu wado in loo magacaabo La Taliyaha Amniga Qaranka

Fahad Yaasiin Xaaji Dahir oo ka mid ah saaxibada Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in loo magacaabo La Taliyaha Amniga Qaranka, sida ay xaqiijinayaan ilo ku dhow dhow dowladda Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS