Tag: YARIISOW

Duqa Muqdisho oo Aqalka Sare kala hadlay Matalaada siyaasadeed ee ka maqan dadka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo xiriirka dowlad goboleedyada ee Aqalka Sare, isagoo uga warbixiyay qorshayaasha u degsan maamulkiisa iyo caqadaha heysta. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS