Tag: Xus

Ra’iisul Wisaaraha oo ugu hambalyeeyay munaasabda 15 Meey, dhaliyarada Soomaaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta halbalyo diiran u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, asagoo ugu hambalyeeyay munaasabada 15 Meey ee maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed.

Xuska maalinta caafimaadka adduunka oo Hargeysa laga xusay

Xuska maalinta caafimaadka adduunka oo ku beegan 7-da April, ayaa shalay lagu qabtay magaalada Hargeysa ee xarrunta maamulka Somaliland, taas oo ay ka qeyb qeyb galeen madax kala gaddisan.

Maalinta haweenka adduunka "8 March" oo Soomaaliya laga xusay

Waxaa maanta loo dabbaaldegayaa xuska maalinta caalamiga ah ee haweenka adduunka oo sanad kasta la xuso siddeedda Maarso.

Munaasabad lagu weyneynaayo dhalashada Nabiggeenna Muxammed NNKH oo Hargeysa lagu qabtay

Munaasabado lagu weyneynaayo dhalashada Nabigeenna Muxamed NNKH, ayaa lagu qabtay meelo ka mid ah deegaannada Somaliland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS