Tag: Xumad

AMISOM oo baareysa eedeymo la xiriira inay dad ku xasuuqeen Leego

Afhayeenka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee (AMISOM) Col. Cali Aaden Xumad, ayaa sheegay inay AMISOM baareyso eedeymo la xiriira inay shalay ciidankaasi dad rayid ah ku laayeen deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS