Tag: Xoolo

Xoolaha dekadda Boosaaso laga dhoofinaayo oo kore u kacay

Dekadda Boosaaso ee xarrunta gobolka Bari, waxa ku xiran markab doonaya inuu halkaasi ka daabulo xoolo nool ay Puntland u dhoofineyso dalka Sacuudi Arabia, iyadoo dekaddauna ay ka socdaan dhaq-dhaqaaq ganacsi ee dhinaca xoolaha kii ugu xoogga badnaa dhawaanahan.

Xoolo loo iib geeyay Balad-xaawo oo ay Ahlu Sunnah gacanta ku dhigeen

Maamulka ururka Ahlusunna ee degmada Beledxaawo ayaa gacanta ku dhigay xoolo fara badan oo loo iibgeeyay degmadaasi, kuwaasoo maamulku sheegay in ay leeyihiin Al-shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS