Tag: Xisbiyo

Musharaxiin Madaxweyne iyo Siyaasiyiin baaq kulul ka soo saaray B/weyn

Musharaxiin Madaxweyne iyo Siyaasiyiinta mucaaradka oo shalay booqasho ku tagay magaalada Beledweyn ayaa maanta soo saaray baaq kulul oo ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii ay kulan la qaateen Oday dhaqameedyada uu hoggaaminayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS