Tag: Xisbiya

Gole ay ku Midoobeen toban xisbi siyaasadeed oo Muqdisho looga dhawaaqay

Munaasabad maanta ka dhacday Muqdisho ayaa looga dhawaaqay gole cusub oo la magac-baxay golaha isu-tagga xisbiyada siyaasadeed ee Soomaaliya, kaasoo ay 10 xisbi siyaasadeed ku midoobeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS