Tag: Xisbi

Madaxweyne Farroolle oo ku dhawaaqay xisbi siyaasadeedkiisa

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Golohiisa wasiirada oo dhameystiran ayaa maanta gaaray Xarunta Golaha wakiilada halkaasi oo ay Fadhi ku lahaayeen Xildhibaanada Baarlamanka oo ay uga hadlayeen qodobo dhawr ah waxa uuna Madaxweynuhu soo bandhigay kana hadlay arimaha datuurka Puntland iyo sidoo kale Xisbiyada la filayo in laga furto deegaanada Puntlad si ay uga qeybgalaan Doorashooyinka lagu dooranayo hogaanka cusub ee puntland ay yeelanayso xiliga soo socda.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS