Tag: Xilwareejin

Taliyihii ciidamada xoogga Soomaaliya iyo abaanduulihiisa oo xilalkii wareejiyay

Saraakiishii ugu sareysa ciidamada xooga dalka ayaa maanta si rasmi ah waxay xilalkooda ugu wareejiyeen Saraakiisha cusub ee loo magacaabay, iyadoo maalmihii u dambeeyay ay si weyn isa soo tareysay is bedelka lagu sameynayo Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida.

Maamulka cusub ee degmada Boorama oo xilkii la wareegay

Golaha deegaanka degmada Boorama ee dhawaan doortay guddoomiyaha degmada Boorama, ayaa xilalkii kala wareegay maamulkii hore ee degmada Boorama.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS