Tag: Xil

Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Hiiraan oo beeniyay war ka soo yeeray Cali Cosoble (Daawo)

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa beeniyay war ka soo yeeray Madaxweynihii hore Cal C/llaahi Cosoble, kaasoo ahaa in Xildhibaanada aan deegaanka ku laheyn Jowhar ay ku heysato xaalado amni dari, isla markaana lagu haayo handadaad. 

Xildhibaan Xoosh oo sharci darro ku tilmaamay heshiiskii Soma Oil & Gas

Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shari darro ku tilmaamay heshiiskii Wasaaradda Batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya la gashay Shirkadda British-ka ee Soma Oil & Gas, isagoo ku baaqay in Baarlamaanka dib u eegis ku sameeyo heshiiskaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS