Tag: Xidig

C/rashiid Xidig “Villa Somalia cid walba albaabada waa ka xiratay shaqsiyaad kooban ayaa…”

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in dowladda Federaalka inay ka gaabisay xal u helida arrimaha ka jira dowlad goboleedyada, isagoo dhanka kale ku eedeeyay inay sii hurineyso khilaafyada ka jira maamulada qaar.

Xidig “Haddii Baarlamaanka is badal ku yimid madaxda dalkana waa in isbedel ku dhacaa”

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo looga guuleystay xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay midoobaan 99 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS