Tag: Xeraale

Xiisad dagaal oo ka taagan deegaanka Xeraale ee gobolka Galguduud

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay halkaa ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad ka tirsan deegaanka iyo ciidamada Ahlu Sunna oo maalmihii ugu danbeeyayba isku hayay gacan ku heynta deegaanka.

Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlusuna oo saaka ka taagan deegaanka Mareergur

 Xiisad u dhaxeysa Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna ayaa saaka ka taagan deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, kaddib markii saaka deegaankaas ay gudaha u galeen ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS