Tag: Xeerilaaliyaha

Xeer ilaaliyaha qaranka oo sheegay inay AMISOM kula xisaabtamayaan tacadiyada geystaan

Dr Axmed Cali Daahir, Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa ka hadlay tacadiyada ciidamada AMISOM ka geystaan gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Xeerilaaliyaha Qaranka oo laalay Xilka qaasitii Golaha Wasiirada ay ku Sameyeen

Xeerilaaliyaha Qaranka C/qaadir Maxamed Muuse oo Saxaafadda Muqdisho Kula Hadlayay ayaa  sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan awood ulaheyn inay xil ka qaadis ku sameyso.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS