Tag: Xayiraad-qaadis

Mareykanka oo soo jeediyay in la qaado cuna qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya

Maraykanka ayaa u jeediyay xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay oggolaadaan dalabka ka soo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya ee la xiriira qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya 21-kii sano ee la soo dhaafay, diblomaasiyiin ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii sheegay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS