Tag: Xasan

Madaxweynaha oo gargaar caafimaad u balan qaaday gabadhii lagu dhibaateeyey Galdogob

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob loogu geeystay gabdho Soomaaliyeed.

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isku qabtay qodobo ka mid ah Dastuurka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa isku qabtay qodobo ka mid ah Dastuurka, kaasoo dhigaya muddo xileedka Madaxweynaha, marka la gaaro 10 September.

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida oo mar kale dil ku xukuntay Xasan Xanafi

Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa mar kale dil ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo racfaan ka qaatay xukunkii Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la filayo inuu deg deg Muqdisho ugu soo laabto, kadib baaqii Xildhibaanada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu si deg deg ah dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, isagoo soo gaba gabeynaya booqasho uu ku joogo dalka isu taga Imaaraadka Carabta.

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo hada u muuqanaayo mid ay wax iska badalayaan fikirkiisii hore xabsi gurina loo dalay.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo tan iyo bishii June ee sannadkii hore u xirnaa dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay laga saaray xabsigii uu ku xirnaa, iyadoo la geliyay xabsi guri.

Madaxweyne Xasan Sh oo lakulmay odayaasha beesha uu kasoo jeedo Xasan Daahir Aweys

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada kula kulmay waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda beesha H/gidir, isagoo kala hadlay arrinta Xasan Dahir Aweys oo gacanta dowladda ku jiro.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS