Tag: Xariirad

Dad ugu dhintay Awdal xoolo bukey oo ay cuneen

Hal ruux, ayaa la sheegay in uu u dhintay cuduro ka dhashay xoolo buka, oo ay qasheen dabadeedna ay cuneen qaar ka mid ah dadka deegaanka Xariirad oo degmada Seylac hoos timaadda, sida ay dhaqaatiir sheegeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS