Tag: Xareed

Xukuumadda oo cambaareysay dilkii wariye Cabdi Xareed

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dilkii saakay magaalada Muqdisho loogu geystay weriye Cabdi Xareed Cismaan Aadan oo u shaqeynayay idaacadda Shabeelle.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS