Tag: Xanafi

Maxkamadda Ciidamada oo goor dhow dil toogasho ku fulisay Xasan Xanafi

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow dil toogasho ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasoo horay loogu soo eedeeyay inuu ku lug lahaa dilalka Wariyeyaal.

Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida oo mar kale dil ku xukuntay Xasan Xanafi

Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa mar kale dil ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo racfaan ka qaatay xukunkii Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida.

Xasan Xanafi oo maanta la soo taagayo Maxkamad

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta bilaabeysa dhageysiga dacwada loo heysto Xasan Xanafi Xaaji oo loo heysto inuu maleegay dilal loo geystay tiro Saxafiyiin ah oo ka howl galayay magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS