Tag: Xamuul

Gaadiidley Shabeellaha Hoose ka howl gala oo ka cabanaya rag xiran dharka ciidamada

Wadayaasha Gaadiidka rakaabka iyo kuwa Xammuulka ee ka shaqeeyay wadada isku xirta Magaalooyinka Afgooye iyo Marka ayaa cabasho ka muujiyey rag xiran dharka ciidanka kuwaasoo dhac u geysta baabuurta iyo dadka rakaabka ah.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS