Tag: Xama

Madaxweynaha oo ka qeyb galay Janaasadii Marxuum Burci Xamza (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka ka qeyb galay salaada Janaasada ee lagula dukada Allaha u naxariistee Marxuum Burci Maxamed Xamza oo ahaa Wasiiru dowlihii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee arrimaha deegaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS