Tag: Xalab

Ciidamada dowlada Siiriya oo si buuxda ula wareegay magaalada Xalab(Sawiro)

Ciidamada dowlada Siiriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Siiriya ee Xalab kadib lix sano oo ay ku dagaalamayeen ciidamo daacad u ah Madaxweyne Assad iyo maleeshiyaadka kooxaha mucaaradka. 

Qaramada Midoobey oo ka deyrisay Xaalada magaalada Xalab ee Suuriya

Qaramada Midoobey ayaa ka deyrisay xaalada magaalada Xalab ee dalka Suuriya, kadib markii dad badan lagu dilay duqeymo dhinaca cirka ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS