Tag: Xaji

Wasiirka gaashaandhigga Kenya oo sheegay in wax laga qabanayo dhibaateynta Soomaalida

Wasiirka gaashaandhigga Kenya Maxamed Yusuf Xaaji, ayaa sheegay in aysan dowladdu wax badan kala socon tallaabooyinka ay ciidamada Kenyanka ah ku raafayaan dadka Soomaaliyeed, ayna ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee Kenya ku dhaqan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS