Tag: Xaflad

Xaflad lagu sagootinayay Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo Magaalada Muqdisho lagu qabtay

Waxaa xalay mid kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu sagootinayay Wasiirkii hore ee Amniga Qaranka Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo xilkaasi iska casilay kadib weerarkii lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS