Tag: Xaamud

Jen. Xaamud “Booliska Soomaaliya ma heystaan agab ciidan oo ku filan”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay inay jiraan culeysyo badan oo eysta ciidanka Booliska, kaasoo caqabad ku noqday howshooda.

Col. Cali Aadan Xumad oo gaashaanka ku dhiftay wararka sheegaya in laga qaaday xilkii Afhayeenimo

Col. Cali Aadan Xumad oo ahaa Afhayeenkii Ciidamada AMISOM ayaa gaashaanka ku dhiftay xilka laga qaaday, isagoo sheegay in aanu waxba kala socon wararka sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS