Tag: Xaalada

Xaalada Gaalkacyo oo saaka degan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xalay ku hoyday

Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay xaafadaha magaalada, waxaana socda waan waan nabadeed oo labada dhinac ee dagaalamayo laga dhex wado.

Wararkii ugu dambeeyay weerarka Jaamacadda Gaarisa iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Ugu yaraan 14 ruux ayay Warbaahinta gudaha Kenya xaqiijiyeen inay ku dhinteen weerar saaka dabley hubeysan ku qaadeen Jaamacad ku taal magaalada Gaarisa, iyadoo weerarkan uu ilaa iyo hada socda in ka badan shan saacadood.

Maamulka Sh. Axmed Madoobe oo si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Magaalada Kismaayo

Ciidamada Maamulka Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib dagaallo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gudaha magaaladaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS