Tag: XDS

Taliye Gorod; ”Ciidamada Imaaraadka ay tababaraan waxa ay ka amar qaataan ciidamada xoogga dalka.”

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas, Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod oo ka hadlay dagaal maanta ku dhex maray magaalada Muqdisho ciidamo ka wada tirsan dowlada.

Taliyaha ciidamada : koox tiro yar oo militariga ka tirsan ayaa gadoodka sameeyay sharciga ayaana la marinayaa

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Max’ed Aadan Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamadii gadoodka dhawaan sameeyay ahaayeen sida uu hadalka u dhigay koox yar oo ka tirsan militariga Soomaaliya.

Cali Baashi “Ciidamada Kumaandooska waxay sii wadayaan weerarada qaaska ah”

Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Cali Baashi Maxamed Xaaji ayaa faah faahin ka bixiyay howl gal ay ka qeyb qaateen Ciidamada Kumaandooska oo taageero ka helayay Mareykanka, kaasoo lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo Tababar u soo xiray Saraakiil cusub (Sawirro)

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gaarayay 20-sarkaal ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho, gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jaziira. 

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Marxaladihii uu soo maray ciidanka xoogga dalka (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ka hadlayay munaasabadda lagu xusayay sanad-guuradii 55aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada xoogga dalka ayaa hambalyo u diray Ciidamada, isagoo ka hadlay aas aaska ciidamada iyo marxaladihii uu soo maray

Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo xildhibaano booqday degmada Cadale

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed General Daahir Aadan Cilmi iyo qaar ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda gobolka Sh/dhexe ayaa gaaray degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe.

C/risaaq Khaliif “Wal-wal kama qabno Dagaalka Al-shabaab

Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Gen.C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in Al-shabaab aysan Difaacan karin goobaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kala Wareegaan Al-shabaab islamarkaana dagaalka ay kula jiraan aysan wal wal ka qabin.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka iyo ku Xigeenkiiisii oo Xilalka laga Qaaday

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxmauud ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka, Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) iyo abaanduulihiisii, Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi, isagoo saraakiil cusub u magacaabaya.

Daahir Aadan Indha Qarshe Taliyaha Ciidamada xooga dalka oo ka warbixiyay tirada askarta uga dhimatay howl galka isbaaro qaadista

Taliyaha Ciidamada xooga dalka Jen. Dahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa ka warbixiyay howl galada ka dhanka ah Isbaarooyinka yaala deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo ciidamo ka tirsanaa dowladda oo laga ruqseeyay shaqada ciidanimo ay wali dhibaato ku hayaa dadka safarka ah.

guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab, waxaana leenahay Hambalyo Sanadguurada 54aad ee aasaaska XDS.”SAWIRO

Muqdisho, 12 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta ka qeybgalayey munaasabada Xuska 54 guurada ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa yiri “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab.”

Taliska Xoogga dalka oo Al Shabaab ku eedeeyey in matooradii Ceel buur miineeyeen

Iyadoo shalay si rasmi ah degmada Ceel buur ee gobolka G/gaduud ugu gacan gashay ciidanka Meliteriga Somaliya iyo ciidanka AMISOM ayaa waxa arintaasi ka hadlay taliska Ciidanka Xooga Dalka Somaliya.

Taliska Ciidanka XDS Oo Digniin U Jeediyay Kooxaha Dhibaateeya Shacabka

Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin u diray kooxaha ku howlan dhibaateeynta Shacabka Soomaaliyeed.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS