Tag: XAJKA

Malaayiin Xujay ah oo Maanta Istaagey Banka Carafaa iyo Berri oo La Ciidayo.

Soomaalida sanadkan xajineysa ayaa saakay ka soo ambabaxay degaanka Mina iyaga oo ku soo jiheystay degaanka Carafo, halkaasi oo muslimiinta ku gudanayaan mid ka mid ah Rukniyada ugu muhiimsan Xajka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS