Tag: XAAWO

Al-Shabaab oo xalay weeraray Beledxaawo iyo Nabadoon caan ah oo la dilay

Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weeraray degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, iyagoo ku dilay Nabadoon caan ka ahaa degmadaas. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS