Tag: Werar

Ciidamo Faransiis ah iyo Shabaab oo ku dagaallamay Buula-mareer, Shabellaha Hoose

Ciidamada Kumaandowska dalka Faransiiska, ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay kooxda al-Shabaab ku leeyihiin degmada Buula-mareer ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaas oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac la sheegay in uu soo kala gaaray dhinacyadii dagallamay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS