Tag: Waxbarasho

Waxbarashada deegaannada miyigi Puntland oo la tayeynaayo

Wasiirka waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa sheegay in dadka ku dhaqan miyigi deegaanada Puntland ay u baahan yihiin adeegyo waxbarasho la mid ah kan magaalooyinka ka jira.

Kulan looga hadlayay waxbarashada Somaliland oo Burco ka furmey

Kullan looga hadlayay waxbarashada deegaanno ka mid ah gobollada Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Burco ee xarrunt agobolka Togdheer.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS