Tag: Watch

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha HRW oo bayaan ka soo saartay arrintii Qalbi-dhagax

Hay’adda u doodo xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlayso dhibaatada ay wajahaan qaxootiga Itoobiya ee ku sugan dalalka bariga Afrika.

Human Rights Watch oo ku baaqday in la baaro dambiyadii uu galay Mukhtaar Roobow

Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka inay baarto dambiyadii uu galay Mukhtaar Roobwo Abuu Mansuur, kaddib markii maanta loo soo bandhigay Saxaafada.

Hey’adda HRW oo sheegtay in Ciidamada Itoobiya ay ku dileen Gobolka Oromada 140 dibad baxayaal

Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee fadhigeeda yahay Mareykanka Human Rights Watch ayaa sheegtay in ciidamada Itoobiya ay dileen illaa 140 ruux oo dibad baxyaal ah ka soo horjeeday dowladda.

Hay’adda HRW oo soo dhaweysay Saraakiishii Uganda ee Shaqada laga joojiyay

 Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch (HRW) ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaantay go’aankii ay xukuumadda Uganda kaga joojisay shaqada qaar ka mid ah saraakiisheeda oo lagu tuhmay inay ku lug leeyihiin kufsi loo geystay haween Soomaali ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS