Tag: Wasiiru

Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo ka hadlay mushaar dhimis lagu sameynayo Madaxda iyo shaqaalaha dowladda

Wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay qaabka loo dhimayo mushaaraadka madaxda iyo shaqaalaha dowladda, kadib markii Golaha Wasiirada ay ka doodeen qorshaha dib u eegista miisaaniyadda sanadka 2015. Wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay qaabka loo dhimayo mushaaraadka madaxda iyo shaqaalaha dowladda, kadib markii Golaha Wasiirada ay ka doodeen qorshaha dib u eegista miisaaniyadda sanadka 2015.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS