Tag: Wasiiro

Wasiiro ka tirsan Somaliland oo Awdal u jooga dhameynta khilaafaad

Wasiiro ka tirsan kuwa maamulka Somaliland, oo waayadanba joogey qeybo ka mid ah gobolka Awdal, ayaa maanta gaaray deegaanka Xariirad ee degmada Seylac, halkaas oo bil ka hor ay ka dhaceen rabshado looga soo horjeeday doorashooyinkii golaha deegaanka.

Golaha wasiirada oo ka doodey arrimo amniga uu ka mid yahay

Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka arrinsaday sidii loo dhameystiri lahaa ballan qaadyadii xukuumadda ee 100-ka maalin.

Xukuumadda oo sheegtay inay ka hor-tageyso weeraro ay Shabaabku maleegayaan

Golaha wasiirada Soomaaliya, ayaa sheegay inay dowladdu heshay xog ku saabsan weeraro qorsheysan oo ay Shabaabku doonayaan inay ku soo qaadan waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, oo Shabab bilo kahor laga saaray.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS