Tag: Wasaaradda

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo faah faahin ka bixisay go’aanka laga qaatay Xiisada Khaliijka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa markii u horeysay faah faahin ka bixisay go’aankii dhex dhexaadnimada ahaa ee dowladda ka qaadatay xiisada khaliijka iyo habka loo maray.

Wasiir ku-xigeenka Shaqada & arimaha bulshada oo sheegay in si qalad ah loo tarjumay hadal uu jeediyay

Ku-simaha Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaraddaas C/casiis Saalax Carmaan ayaa beeniyay in uu sheegay in ra'iisal wasaaraha uu la wareegay howlihii ama shaqadii wasaaradda.

Wasaaradda difaaca dalka Mareykanka oo qorsha cusub u sameyneysa la dagaalanka Al Shabaab

Wasaaradda difaaca dalka Mareykanka ee The pentagon, ayaa sheegaysa in ay diyaarinayaan barnaamij cusub oo la damacsanyahay in lagula dagaalamo kooxaha xiriirka la leh Al-Qaeda ee ka dagaalama wadamadda Yeman iyo Somaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS