Tag: Wariyayal

Daawo Video ku saabsan qaraxyo lagu dilay wariyayaal iyo dad kale oo Maqribkii Muqdisho ka dhacay

Ugu yaraan 10 ruux oo ay ku jiraan seddex wariye, ayaa ku dhintay qaraxyo loo maleynaayo ismiidaamin oo Maqribkii Khamiista ka dhacay goob maqaaxi ah oo lagu shaaho gudaha degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS