Tag: Wariyayaal

Sanadkan oo kaliya 16 wariye ayaa Soomaaliya lagu dilay (Aqriso Magacyada)

Sannadkan ayaa wuxuu noqonayaa sannadkii ugu khatarta badnaa ee soo mara suxufiyiinta Soomaaliya, iyadoo la dilay tan billowgii sannadkan 16 wariye; kuwaasoo badankood lagu dilay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS