Tag: Wareysi

Afhayeenka maamulka Kismaayo " Dhawaan ayaa madaxweyne la dooranaya, Barre-na gurigiisuu joogaa" (Wareysi)

Afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo C/nasir Seyraar, ayaa idaacadda Sagal u sheegay in howsha maamul u sameynta Kismaayo ay meel wanaagsan mareyso.
Wareysi

Wareysi xiiso badan oo uu qareen Jaamac Ibraahim kaga hadlayo sababta keenta in Soomaalida dambiyada qaar ka gasha Mareykanka dib loogu celiyo dalkooda

Dhawaanahan waxa jirey hadal heyn aad u badan oo dadka Soomaaliyeed ee Mareykanku si aad ah u hadal hayeen, kadib markii Soomaali badan oo Mareykanka deganeyd dib loogu celiyay dalkooda, kadib markii dambiyo badan lagu eedeeyay.

Dhageyso
Valid XHTML 1.0 Valid CSS