Tag: Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in Ethiopia aysan fara gelin siyaasada Somaliland

Eng Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbi mucaaradka Ucid ee Somaliland ayaa sheegay in dowlada Ethiopia aysan maamulin Somaliland islamarkaana aysan faragelin arimaha siyaasada Somaliland.

Feysal Cali Waraabe “Waa in la joojiyaa wada hadalada Soomaaliya”

 Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in gebi ahaanba la joojiyo wada hadalada u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, kaasoo in muddo ah hakad ku jira.

Feysal Cali Waraabe oo ka digay bur bur ku yimaado Xisbiga talada haya ee Kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa ka digay bur bur ku yimaada Xisbiga Kulmiye ee haya talada Maamulka Somaliland, iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya xisbigaas ee ku aadan loolanka dhinaca hogaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS