Tag: War

Barlamaanka oo u yeeray wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka

Cabdikariin Xuseen Guleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee dowlada Federaalka Soomaaliya  ayaa maalinimada Axada lagu wadaa inuu hortago Baarlamaanka Soomaaliya.

Golaha aamaanka oo dowlada Soomaaliya u ogolaatay in ay lasoo dagto qalab Milatiri

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay warbixintii ay soo gudbiyeen Guddiga kormeerka Cunaqabateynta Saaran Soomaaliya iyo Eriteraya,  hawlgalka  AMISOM iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Al-Shabaab"waxaan bisha Ramadaan fulinay 108 weerar"

Xarakada Al-Shabaab ayaa ka warbixisay weeraro ay tan iyo bilowgii bisha Ramadaan ay ka geysteen magaalada Muqdisho iyo gobolada koofureed.

Putland oo magacaawday guddi ugu qeyb galaya shirka New deal ee Biljiim

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa sheegay inay uga qaybgalayaan shirka New-Deal ee Brussels ka furmaya 16 Sep,2013  magaca Puntland . Hadalkan ayuu shaaciyay Dr.Farole ka dib kulan uu la qaatay wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Yurub uuna hogaaminayay Agaasimaha guud Afrika ee EU ...

Masar oo yeelatay Wasiiro Cusub iyo Ikhwaanul Muslimiin oo kacdoon wada

Masar oo yeelatay gole wasiiro cusub xilli wali ay mudaaharaadyo ku baaqayaan ururka Islaamiga ah ee Ikhwaanul Muslimiin.

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo dhigiisa Itoobiya Adiss Ababa kula kulmay

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa booqasho dhowr maalmood qaadaneysa uga bilaabatay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Midowga Yurub oo guul weyn ku tilmaamay shirka loo qabanayo Soomaaliya oo ka dhacaya Brussels

Midowga Yurub ayaa maanta ka hadlay shir la qorsheynayo in looga hadlo dib u dhiska Soomaaliya,kaasi oo ka dhaci doona magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium.

Wasiirka Maaliyadda oo furay wada tashi ku aadan qorshaha New Deal.

Warsaxaafadeed ay wasaaradda Maaliyadda kasoo saaray qorshaha cusub ee New Deal.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Gaaray Itoobiya

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Cabdi Xakiin Fiqi iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa u duulay wadanka Itoobiya.

Maamulka Somaliland oo dib u ogolaaday duulimaadyada Qaramada Midoobay

Soomaaliland oo ogolaatay in diyaaradaha gar-gaarka Qaramada Midoobay ay ka degaan goobaha ay maamusho.

Madaxweyne Faroole oo sheegay inuu joojiyey Doorashooyinkii Puntland (Warsaxaafadeed)

Warsaxaafadeed lagasoo saaray Madaxtooyada Putland ayaa lagu sheegay in la joojiyay doorashooyinkii dowladaha hoose ee Putland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Safarkii uu ku tagay Turkiga

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo safar ugu maqanaa Turkiga oo Muqdishu dib ugu soo laabtay..

Qarax Ismiidaamin ah oo Magaalada Muqdisho lagula beegsaday Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM

Weerar Ismiidaamin ah ayaa goor dhow lala beegsday gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay agagaarka xarunta hay’adda UNDP ay ku leedahay Muqdisho, iyadoo weerarkaas ay ka dhasheen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawa

Qaramada Midoobay oo qorsheyneysa in ay dib u soo celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya ku nool

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Qaxootiga ee UNHCR ayaa qorsheyneysa in ay dib dalkooda hooyo ugu soo celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan xeryaha qaxootiga ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya gaar ahaan kuwa ku jira xerada qaxootiga ee Dhadhaab.

Mareykanka oo diyaarado dagaal siinaya ciidmada Masar

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in todobaadyada soo socda uu siinayo Masar diyaaradaha dagaalka ee loo yaqaano F16, xilli ay ka jiraan dalkaas qalalaase siyaasadeed sababay in la afgambiyo Maxamed Mursi.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi kasocda midowga Yurub

Madaxweyne Xasan Shiikh oo wafdi ka socda Midowga Yurub kala hadlay arrimo xasaasi ah.

Dowladda Sierra Leone oo Bedeshay Taliyihii Ciidankooda ku sugan Soomaaliya

Xukuumadda Sierra Leone oo ka mid ah dalalka ay ciidamada kaga sugan yihiin Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bedeshay taliyihii ciidamadan ka tirsan howlagalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee Konfurta Suudaan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa xalay Kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koofurta Suudaan, halkaas oo uu madaxweynahu ka jeediyey khudbad uu kula dardaarmay Jaaliyadda.

Madaxweynaha Putland oo eedeeyay Barlamanaaka Federaalka Soomaaliya

Maamulka Putalnd oo ka mid ah maamulada sida weyn saameynta ugu leh siyaasadda dalka ayaa ksoo horjeestay qodobo la xiriira dastuurka oo ay ansixiyeen barlamaanka.

Maamuulka Sh Axmed Madoobe oo sheegay in ay sii wadayaan dagaalada Kismaayo

Maamulka Jubaland garabka Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay kala jiraan kooxaha kasoo horjeeda oo uu tilmaamay maamulka in kooxahaasi ay u galeen Al Shabaab.

Wasiirka Maaliyadda oo beeniyay in lacago sharci darro ah lagala baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyada ee dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedayntii uga timid Guddiga Kormeerka ee Qaramada Midoobay oo sheegay in dhaqaalaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya si weyn loo musuq maasuqo.

Isku shaandheyn la filayo in lagu sameeyo golaha wasiirada Soomaaliya

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya inuu heer gabo gabo marayo Isku shaandheynta lagu sameynayo Golaha Wasiirada, kaasoo in muddo ah la hadal hayay, maraaxiil kala duwana soo maray, iyadoo iska shaandheyntan ay noqoneyso mid si buuxda u saameyneyso qaab dhismeedka Golaha Wasiirada.

Ra'iisul Wasaare Saacid oo sheegay qorshe lagu sugayo amaanka dalka kana hadlay arrinta Xasan Daahir

Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid") Ra'iisul wasaaraha Soomaliya oo kulan la qaatay maanta laamaha amaanka dalka ayaa ka hadlay qorsho cusub oo xukuumadda u diyaarisay sugidda amniga, isagoona ka hadlay arrinta Xasan Daahir Aweys

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay danjiraha Britain ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga danjirenimo kala guddoomay danjiraha cusub ee Britain ay u soo magacowday Soomaaliya, Neil Wigan.

Wasiirka arimaha gudaha oo markii ugu horeysay ka hadlay qabashada Xasan Daahir

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii u horeysay maanta ka hadlay xaalada Sheekh Xasan Dahir Aweys, isagoo xaqiijiyay in gacanta dowladda uu ku jiro, isla markaana uu nabad qabo.

Munaasabadda 1-da Luulyo oo laga xusay dalka iyo madaxda ugu sareysa dalka oo kasoo qeyb galay

Munasabadda Kowada Luulyo ayaa si weyn looga xusay gudaha iyo dibadda dalka, iyadoona madaxda dowlada Federaalka ay goob joog ka ahaayeen xuska kowda Luulyo oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ciidamada Kenya oo iska fogeeyay inay ka qeyb qaateen dagalada Kismaayo

Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay inay ka qeyb qaadatay dagaaladii ka dhacay Kismaayo, iyadoo beenisay inay xirtay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ee ku sugan Jubooyinka.

Madaxweynayaal ismagacaabay oo la sheegay in ciidmada Kenya kuxereen Kismaayo

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa degaan xiliigan kadib markii gacan ku heynta magaalada ay la wareegeen ciidamada daacada u ah Sh Axmed Madoobe.

Ra'iisul Wasaare Saacid oo sheegay inay fashiliyeen weeraro halis ahaa oo ay abaabulyeen Al Shabaab

Xaalada amaan ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan goobaha muhiimka ah sida xarumaha Dowlada iyo Hey'adaha ayaa siweyn loo adkeeyay waxii ka dambeeyay weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen xarunta UNDP ee Muqdisho.

Dowladaha Mareykanka iyo Ecuador oo hanjabaado adag isdhaafsaday....................

Dowlada Ecuador ayaa hadal caro leh uga jawaabtay hanjabaado uga yimid  Maraykanka oo la xariirta magangelyada ay Ecuador siineyso ninka kasoo baxsaday Maraykanka ee Edward Snowden.

Axmed Godane oo lasheegay inuu dilay Hogaamiyashii kasoo horjeeday iyo Xiisad ka dhex aloosan Al Shabaab

Waxaa la xaqiijinayaa in Ciidamada Al Shabaab ay fuliyeen amar dil ah oo lagu fuliyey qaar kamid ah Hogaamiyayaashii ugu sareeyey ee lagu qabtay hawlgalkii dhawaan ka dhacay magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelada Hoose.

Ciidamada AMISOM oo Qaraxyo lagula beegsaday Kismaayo iyo xiisad ka taagan magaalada

Gaari ay wateen ciidamada Sierra Leone ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa qaraxyo miino lagula eegtay maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay jirto xiisad u dhexeysa dhinacyadii shalay ku dagaalamay magaaladaas.

Xassan Shiikh oo wafdi kasocda Norway kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula kulmay Wasiirka Horumarinta xiriirka caalamiga ah ee dalka Norway Heikki Holmes oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.

Ciidamada Sierra Leone oo sheegay inay qabteen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Sierra Leone oo dhowaan ku soo biiray howl galka AMISOM ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahano ka tirsan Shabaab, kadib markii dagaal adag kula galeen deegaanka Taabta ee gobolka Jubada Hoose.

Xassan daahir Aweys oo lagu soo dhaweeyay Cadaado iyo Mas'uuliyiin ka tirsan dowlada oo gaaraya Ximin iyo Xeeb

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Dahir Aweys oo ay galbinayaan kolonyo ciidan oo uu la socdo Madaxweynaha Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa goor dhow gaaray degmada Cadaado.

Dagaal Culus oo ka qarxay magaalada Kismaayo iyo xaalada oo kacsan

Dgaalo xoogaan oo anan waxba la'isula harin ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo iyadoona dhamaan dhaq-dhaqaaqyada dadweynaha ay xanibanyihiin.

Wasiirka Gaashaandhiga dowlada Soomaaliya oo booqay Baladweyne

Dowlada Federaalka ayaa wado qorshayaal dagaal oo ka dhan Xarakada Al-Shabaab Iyadoona Safarka Wasiir Fiqi uu xoojinayo wararka AMISOM-ta Bladweyne ee ku aadan in ay weerari doonaan degaano ay ku suganyihiin Shabaab

Barlamaanka oo doonaya in qodobo muhiim ah ansixiyaan kahor fasaxooda

Barlamaanka Federaalka oo ka doodaya qodobo Muhiim ah kahor inta aysan galin fasax waqti badan qaadanaya.

Amrrika Qadar Shiikh Xamad oo wilkiisa xilka ku wareejiyay

Amiirka dalka Qatar Sheikh Xamad bin Khalifa Al Thani ayaa si rasmi ah u xilka ugu wareejiyey wiilkiisa Tamim Hamad Al Thani oo 33 jir ah

Putland oo ay kusoo badanayaan dhalinyrada Tahriib doonka ah iyo Barlamaanka oo ka hadlay

Putland oo ay kusoo badanayaa dadka tahriibta ah ee doonaya in ay gaaraan wadanka sacuudiga iyadoona dhibaato badan falalka tahriibta ay kasoo gaartay dhalinyaro nolol doon ah.

Dagaal beeleed ka dhacay gobolka Soomaalida Kenya iyo waan-waan soconaysa

Qasaare xoogan oo ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya iyadoo saameyn xoogan ay dagaallada ku yeesheen isu-sucodka dadweynaha

AMISOM oo tababar ugu furtay Muqdisho saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya

AMISOM ayaa dardar gelineysaa tababarada ay siineyso ciidamada Booliiska Soomaaliya si ay u sahlanaato suggida amniga dalka gaar ahaan magaalada caasimadda ee Muqdisho.

Dowlada Britain oo lacago badan ku bixineysa dib-udhiska Xabsiyada Dalka.

Dowlada Ingiriiska ayaa xilligan aad u daneyneysa taageerada Soomaaliya iyadoona ay sidooakle marar badan qaar ka mid ah dowladaha caalamka ugu baaqday in lataageero Dowlada Federaalka.

Gudigii Ra’iisulwasaare Saacid u magacaabay Qaban-qaabada Munaasabadaha xorriyada dalka oo Kulmay

Guddiga dowlada ay u xil saartay abaabulka munaasadaha 26-kuun iyo 1-da Luulyo oo Warsaxaafadeed soo saaray.

Wadamada Saxiibada Siiriya oo ku kulmaya Dooxa

Wasiirada Wadamada loogu yeero saaxiibada Siiriya ayaa waxaa uu kulan ugu furmay dalka Qadar.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatey dhalinyarada

Prof, Maxamed Cisman Gudoomiyaha Barlamaanka Federaalka oo qaar ka mid ah dhalinyarada la kulmay kalana hadlay arrimo xasaasi ah.

Aamaanka Soomaaliya oo kalsooni darro lugaha lagalay iyo cabsida laga qabo Shabaab oo sii badatay

Caalamka oo indhaha wali lasii raacaya weerarkii lagu qaaday xarunta qaramada midoobay ee Muqdisho iyo Al Shabaab oo wali ay jirto awoodooda.

Dowlada Siiriya oo xoojineysa dagaalka ka dhanka ah mucaaradka

Maamulka Bishaar Al Asad ee ay sii wiiqmeyso awooda maamul ee dalkaasi oo dagaallo hor leh abaabulaya.

Saif al Islam oo maxkamad lasoo taagayo iyo ICC oo xukunkiisa dalbatay

Dowlada Liibiya oo bilaabeysoa maxkamadeynta qaar ka mid ah hogaamiyaashii  maamulkii Qadaafi.

Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo Waxbarashada

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu faahfaahiyay shir looga hadalayo waxbarashada dalka.

Xubin iska casishay guddiga doorashooyinka Putalnd

Muran ka dhex bilowday guddiga doorashada Mamaulka Putalnd iyo maamulka oo aan wali ka hadalin

Xarakada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Saraakiil Kenyan iyo Hub

Xarakada Al shabaab ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso dagaalo xoogan oo ka dhan ah ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada ee ku sugan Jubbooyinka.

Ciidamo ka Tirsan XDS oo Maanta Tababar ugu soo Dhamaaday Xerada Jaziira

Dowlada Soomaaliya oo xooga saareysa tababarka ciidamo cusub.

Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula Kulmay Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo arrimo xasaasi ah kala hadalay Ra'iisul wasaaraha Ingiriiska David Cameron.

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Norway oo soo gaaray Muqdisho lana kula kulmay Ra'iisul Wasaare Saacid

Wafdi Kasocda Norway oo soo gaaray magaalada Muqdisho, lana kulmay madaxda dowlada Federaalka.

Xildhibaano iyo Diplomaasiyiin ku sugan Kenya oo kawada hadalay arrimaha Jubooyinka

Dowlada oo arimaha Jubooyinka kala hadashay wadamada caalamka si xal loo gaaro.

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray London iyo kulamo uu halkaas kula qaadan doono wadamada G8

Madaxweynaha Somalia oo ka Qayb-galaya xafladda dhalashada Boqoradda Britain

Somaliland oo diiday in Xafiiska Howl galka QM ee UNSOM laga furo Hargeysa

Qaramada midoobay oo Somaliland kala hadashay xafiis ay ka furato Hargeysa.

Taliyaha Booliiskaoo ka hadlay Qorshe Cusub Oo Wax Looga Qabanayo Ammaanka

Booliiska Soomaaliya oo sheegay in isabadal muuqada ay ku sameyn doonaan amaanka dalka.

Lix qof oo lagu dilay magaalada Mandhera ee Kenya

Wararka la helayo ayaa sheega in kooxo hubeysan ay weerar ugu geysteen duleedka degamada mandhera gaari waday arday iyo dad rayid ah 

Kenya oo sheegtay in uu ka baxsaday nin ku eedeysan argagixiso

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in muwaadin Kenyaan ah oo dowlada  ugu jiray liiska argigixsada uu baxsaday kuna biiray kooxada Alqaacida ee Shabaab.

Dowlada oo sagootisay safiirka UK u qaabilsanaa Soomaaliya

Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya oo lagu sagootiyay Safiirkii dowlada Ingiriiska ufadhiyay Soomaaliya oo xilligiisii uu dhamaaday

Xafiika Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hindise sharciyeed u gudbiyay Baarlamaanka.

Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu maalmahan siweyn ugu mashquulsanyahay ansixinta qorshayaal dhowr ah oo ku adaan arrimaha maamulka u sameynta dalka

Buug ka hadlaya marxaladaha Islaamiyiinta Soomaaliya oo Nairobi lagu soo bandhigay

Kulan ay kasoo qeyb galeen Aqoonyahano, Culumo iyo qeybaha kale ee bulshada kana dhacay Magaalada Nairobi ayaa lagu soo bandhigay buug ka hadalaya Kobicii Islaamiyiinta Soomaaliya.

Mudaaharaadyada looga soo horjeedo dilalka Soomaalida Konfur Afrika oo sii socda

Dadka Soomaaliyeed oo wali wada mudaaharaadyada looga soo horjeedo dilalka lagu hayo Soomaalida Konfur Afrika.

Ra’iisul wasaare Saacid “Wada hadal ayaan ku dhameyneynaa dagaalada Kismaayo”

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in isfahan iyo wada-hadal ay ku dhameyn doonto muranada siyaasadeed ee ka jira gobollada Jubbooyinka.

Axmed Madoobe oo shir jaraa’id kaga hadlay dagaalada Kismaayo iyo kulan uu la qaatay Xasan Shiikh Maxamuud

Axmed Madoobe ayaa ku eedeyay dowlada dagaalada Kismaayo, xilli uu muranka u dhaxeeyo qabiilo Soomaaliyeed oo walaalo ah

Kulan looga tashanayay aas-aaska jaaliyad ay yeelato Soomaalida Kenya oo Nairobi ka dhacay

Soomaalida degan kana ganacsada Kenya oo abaabulaya aas-aaska jaaliyad ay yeeshaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Kismaayo

Shacabka ku nool Kismaayo oo cabsho xoogan ka muujiyay dagaalada,xilli dowlada Soomaaliya ay ku baaqday in lajoojiyo dagaalada.

Kooxo hubeysan oo dekadda Bosaaso ka afduubtay doon xoolo waday

Warar lahelayo ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo loo maleynayo in ay yihiin Burcad badeed ay afduubteen dooni sida xoolo nool oo ka amba baxday magaalada Bosaaso.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Madaxda Dalalka IGAD oo isku raacay in Muqdisho lagu qabto shir Maamul KMG ah loogu dhisayo Jubbooyinka (SAWIRRO)

Madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo shir socday illaa xalay ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raaceen in dowladda Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shir maamul KMG ah loogu sameynayo gobollada Jubbooyinka.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Ciidamo ka tirsan dowladda oo la wareegey qeybo ka mid ah Bakool

Maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Bakool ayaa sheegay inay Al-shabaab kala wareegeen degmada Tiyeegloow oo 90-km u jirta degmada Xudur ee gobolka Bakool iyo deegaan ku dhow Xudur oo lagu magacaabo Mooro-gaabeey, kaddib dagaal saacado socday oo xalay ka dhacay deegaannadaas.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Radio Sagal

Wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland oo sheegay in shaqaaqad dhawaan ka dhacday Togdheer xal laga gaarya

Wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland Md. Cabdi Aw-daahir, ayaa sheegay in shaqaaqo dhawaantan ka dhacday meel u dhow magaalada Burco laga gaaray heshiis is fahan ah, kadib markii laga wada hadlay wixi keenay shaqaaqadaasi.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimeynta mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Jamhuurriyadda Jabuuti oo gaadiid ciidan ugu deeqday Soomaaliya (Sawiro)

Dowladda federaalka Soomaaliya waxay maanta caawimaad hub ka heshay dalka Jabuuti kaddib markii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu khafiifiyay xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso warka idaacadda Sagal iyo barnaamijkii dhacdooyinkii tagay ee toddobaadka

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

AMISOM oo cambaareysay qaraxii shalay ee Muqdisho

Howl galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM, ayaa cambaareeyay weerarkii is qarxinta ahaa ee shalay Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ku dhinteen inta la ogaadey 8 ruux, ayna ku dhaawacmeen tiro kale.

Dhageyso Warka Idaacadda Sagal

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Idaacadda Sagal

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso warka idaacadda Sagal iyo Barnaamijkii Dhacdooyinka

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka madaxtinnimo ee Kenya

Waxa soconaya wali cododkii la dhiibtay doorashooyinka madaxtinnimada dalka Kenya, iyadoo uu hoggaaminaayo illaa iyo hadda codadkii la xisaabiyay musharraxa xisbiga TNA ee Uhuru Kenyatta, oo ku dhawaad hal milyan oo cod ka sareeya musharaxa xisbiga ODM ahna raysal wasaraha Kenya Raila Odinga uu isna qofka labaad yahay.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

  Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
WarWar

Dhageyso warka idaacadda Sagal iyo Barnaamijkii Dhacdooyinka

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Galmudug iyo Puntland oo si wada jir ah u cambaareeyay weerar lagu qaaday maqaayad ku taalla koonfurta Gaalkacyo

Maamulada Galmudug iyo Puntland ee gobolka Mudug, ayaa si isku mid ah u cambaareeyay weerar saaka kooxo hubeysan ay ku qaadeen maqaayad lagu shaaho oo ku taalla koonfurta Gaalkacyo, halkaas oo seddex ruux ay ku dhaawacmeen.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambaareeyay dilkii Sheekh C/qaadir Gacmeey

War Qoraalka ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxdweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa tacsi loogu diray Eheladii iyo Ummadda Soomaaliyeed dilkii magaalada Garoowe loogu Geystay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax kaas oo shalay casirkii nin hubeysani uu ku dilay masaajid ku yaala magaaladaasi.

Dhageyso warka Axadnimo ee Radio Sagal

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Shir looga hadlayay sameynta sharuucda warbaahinta iyo isgaarsiinta dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Wasaarada warfaaafinta xukumada Soomaaliya oo maanta kulan ay soo qaban qaabisay laaga hadlay sida loo hormarin karo Isgaarsiinta iyo Warbaahinta ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso warka Radio Sagal iyo barnaamijkii dhacdooyinka toddobbaadkii tagay ee Soomaaliya

Mareykanka oo si rasmi ah u aqoonsaday dowladda Soomaaliya (Daawo)

Dowladda Mareykanka, ayaa si rasmi ah u aqoonsatay dowladda Soomaaliya tan iyo bur burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii ka dib.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qiimaha mudan, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka idaacadda Sagal iyo barnaamijkii dhacdooyinka waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Nin hubeysan oo afar ruux ku dhaawacay Caabud-waaq

Nin hubeysan, ayaa magaalada Caabud-waaq ku dhaawacay afar oo rayid ah, kadib markii uu rasaas ku furay dad ku ganacsanaayay suuq ku yaalla magaalada Caabud-waaq.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso warka Sabtinimo ee Sagal Radio iyo barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Dhageystayaasheena qaayaha lahow, warka waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta idaacadda Sagal ee Nayroobi, Kiinya.
War

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageysatayaasheenna sharafta mudanow, warka waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta idaacadda Sagal ee magaalada Nayroobi, Kiinya.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qiimaha lahow, warka Idaacadda Sagal, waxa uu maanta idin kaga imaanayaa xarrunta idaacadda ee magaalada Nayroobi, Kiinya.
Warka

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna sharafta lahow, waxaa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya warka Radio Sagal studiyaha Radio Sagal ee magaalada Nairobi.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka Idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaaya xarrunta idaacadda Sagal ay ku leedahay magaalada Nayroobi ee dalka Kiinya.
Warka

Dhageyso warka Sagal Radiyo iyo Barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka iyo barnaamijkuba waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanayaa xarrunta idaacadda Sagal ee magaalada Nayroobi.
War

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhagaystayaasheenna qaayaha mudan, warka Sagal Radio, waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya Istuudiyaha Reediyo Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Kulanti wanagsan dhageystayaal meel kaste oo aad joogtaan, Warka Radio Sagal waxa uu maanta idin kaga imaanaya Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.
Warka

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayasheenna qaayaha mudan, warka Radio Sagal toddobaadkan waxa uu idin kaga imaanaya Studiyaha Radio Sagal ee magaalada Nairobi.
War

Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo beenisay warbixin Reuters ay qortay

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iska fogeeyay waribxin ay daabacday wakaaladda wararka ee Reutes, taasoo lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu ogolaaday in la dhoofiyo dhuxusha taalla Kismaayo.

Raysal wasaare Saacid "Mudnaanteydu waa xurreynta dalka iyo sugidda amniga"

 Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay muhiimadda koowaad siin doonto dib u xoreynta dalka iyo sugidda ammaanka, wuxuuna intaas ku daray inay ka go'an tahay in dhammaan howlaha horyaalla ay ku dhameystiraan muddada ay haystaan.

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageysatayaasheenna qaayaha lahow, warka iyo barnaamijkii dhacdooyinka toddobaadka, waxa uu maanta idin kaga imaanayaa Istuudiyaha Idaacadda Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka Radio Sagal

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Dhageystayaasha qaayaha lahow, warka Radio Sagal iyo barnaamijka dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya, waxa uu maanta idin kaga imaan doonaa Studiyaha radio Sagal ee magaalada Naiorbi.
Warka
Valid XHTML 1.0 Valid CSS