Tag: Walaweyn

Shabeel saaka dad ku dhaawacay Wanlaweyn oo lagu guulesytay in la dilo ( Sawirro)

Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Shabeel uu dad ku waxyeeleeyay degmadaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS