Tag: Wajeer

Kenya oo ka hadashay Weerar lagu qaaday Magaalada Wajeer

Xalay Fiidkii ayey aheyd markii Rag ka tirsan Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Xarunta Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Barri Kenya,kuwaas oo doonayay in ay Dilaan Guddoomiyaha Degmada Wajeer Balse uu ka badbaaday.

Sarkaal ka tirsanaa nabad-sugidda Kenya oo xalay Wajeer lagu dilay

Sarkaal ka tirsan nabadsugidda Kenya ayaa xalay lagu dilay magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya, iyadoo tani ay sare u sii qaadayso ammaan-darrada ka jirta deegaannada ku yaalla Waqooyi-bari dalka Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS