Tag: Waddo

Maamulka degmada Kaaraan ee G/ka Banaadir oo waddo dib u furaya

Maamulka degmada Kaaraan, ayaa dib u furaya waddo dheer oo isku xirta qeybo ka mid ah degmadaasi, kuwaas oo ku xirmay dagaalladii degmada Kaaraan ka dhacay.  

Waddo loogu magac darray Sheekh C/qaadir Gacmay oo Garroowe laga dhisay

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud F aroole iyo ku xigeenkiisa Cabdi Samad Nuur Guuleed, ayaa maanta si wada jir ah xarriga uga jaray waddo laami ah oo Garroowe laga dhisay, taas oo loogu magac darray ALLAHA U raxmadee Sheekh C/qaaddir Nuur Faarax.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS