Tag: Wadahadallada

Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo wada-hadlaya

Shirkii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta ka furmaya magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga, iyadoo Somaliland ay sheegtay inaysan gor-gortan ka galayn madax-bannaanideeda.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS